dahabshiil

Daawo:-Beesha Boocame oo Colaad Qarka usaaran

Beesha Xasan Ugaas Dhulbahante ayaa qarka usaaran In Colaad laga dhex qarxiyo iyadoo maamulka Jeegaanta Ee Muuse Biixi Deegaankaasi u diray maleeshiyaad beesha ah oo la siiyay lacag iyo dabaqoodhiyo Ka ah hormuud Hurinta Colaada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Boocame oo Talis U ah Jabhada Xoreenta SSC iyo Ciidamada Puntland Ayaa hada Maamulka Muuse wada in uu ka qarxiyo Colaad Iyadoo deegaanka ay ku sugan yihiin ciidamo xoogan oo isugu jira Khaatumo iyo Puntland.

Beesha Xasan Ugaas ayaa hada mooda inay Ku dhacayso Dabinkii iyo Shirqooladii SNM hore ugu Dhigtay Beelaha Qayaad Bahrarsame,Nuur Axmed iyo Cilaadii Buuhoodle,

Isku soo wada dubo maamulka snm ayaa caanku ah in magaalada uu awood ku gali waayo u u isticmaalo iska hor keen deegaanka ah,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12136

Posted by on Apr 27 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841