Deg Deg Daawo:Isimadii Warsangeli Oo Hargaysa Ku Dayacan.

Dhawaan waxaa gaadhay magaalada Hargaysa xubno Calooshood U shaqeaytayaal ah oo maamulka Muuse Biixi Isku Dhiibay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sida caadada u ah maamulka SNM marka Dabaqoodhi isku soo dhiibo Galbis iyo Qado Sharafyo kadib waxaa looga baydha Banaanka iyadoo laga xidho albaabka.

Hadaba Koox isimo ah oo Maamulka SNM isku dhiibay ayaa casuumad iyo Galbis s kadib hada ku tabaalaysan Hargaysa iyadoo siyaasi Duur ugu baaqay in Muuse il gaar ah ku eego odayaashan hoganaya Hargaysa,

 51 total views,  1 views today