
Orodyahan Moh Farah ayaa Sheegay In Lacag Mobel Saacad iyo Qalab kale in looga xaday Hotel Ku yaala Magaalada Addis Ababa ee caasimada Dalka Itoobiya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hotelka U Sheegay Moh Farah in looga Xaday Alaabka waxa iska leh Orodyanhan Hayle Oo Ah Orodyahan caan ah u dhashay Dalkaasi Itoobiya.
Hayle oo ka hadlay alaabta usheegay Moh Farah in looga xaday Hotelkiisa ayuu ku tilmaamay Been abuur iyo Sumcad Xumeen u Hotelkiisa sumcada ka xumaynaayo.

54 total views, 2 views today