dahabshiil

Daawo Video:Mahad Salaad Oo Gulmudug Si Balaadhan Loogu Soodhaweeyay,

Shalay gelinkii  Dambe  ayuu gaaray Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka  Galgaduud, isaga oo ka ambabaxay Magalada caasimadda ah ee Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Dhuusamnareeb ayaa waxaa kulan gaar ah oo soo dhaweyn ah uu xildhibaanka kula yeeshay Madaxda Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Sheekir Cali Xasan, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah

Madaxda Xukuumadda Maamulka Galmudug   Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa Xildhibaanka uga Mahadceliyay Booqashadii uu ku tegay Deegaanada Galmudug.Sidoo kale waxa uu ku Xildhibaanka ku booriyay in uu ka qeyb qaato midnimada Soomaaliya.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12094

Posted by on Apr 26 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841