dahabshiil

Deg Deg:Culimada Somaaliyeed Oo Ka Digay Arrin Naxdin Badan

Qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in qoyska Caaisho Ilyaas ay cadaalad ku waayaan dalkooda, gaar ahaan deegaanada Puntland.

Sheikh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay cuqubo adag ka dhaxli doonaan cadaalad daradii ku dhacday qoyskii ka guuray magaalada Gaalkacyo.

Cariif, ayaa cambaareeyay in maamulka, culamada iyo shacabka gobolka Mudug aysan ka shaqeyn sidii dadkaasi ay cadaalada ku heli lahaayeen, maadaama gabadhooda la dilay markii kufsi xun loo geystay kadib.

Wuxuu ugu baaqay shacabka iyo waxgaradka gobolka Mudug inay ka dhiidhiyaan cadaalad daradii dhacday iyo faquuqii lagu sameeyay qoyska Caaisho Ilyaas.

Waxaan ugu baaqeynaa masuuliyiinta Puntland joogta, culumo ayay leeyihiin masuuliyiin ayay leeyihiin, waxaan ka sugeynaa in dadkii falkaasi geystay waxii la heli karo lasoo qabto, oo ciqaabtooda la marsiiyo”

Arintaasi haddii aan wax laga qaban cuqubadeeda dadka deegaanka jooga iyo Soomaaliya oo dhan ayay cuqabadooda qabsan kartaa, haddana waxaa niyad jab ku rideysa in dadka ay kasii haajiriin xaafadoodii ay degenaayeen”.ayuu yiri Sheikh Cabdulle Cariif.

Qoyska Caaisho Ilyaas ayaa isaga guuray magaalada Gaalkacyo kadib markii hanjabaad iyo cadaalad daro ay ku qabsatay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12046

Posted by on Apr 25 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841