Deg Deg DaaWO:Maydka Nin La Garan Waayay Oo Laga Helay Wajaalle.

Magaalada Tog Wajaalle ayaa laga Helay maanta maydka nin La aqoonsan waayay Ilaa hada Cid uu yahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ninkan ayaa ku Dhacay Haro Biyo ah Islamarkaana waxaa ka soo saaray Maydkiisa Booliska maamulka Hargeisa kuwaaso sheegay in Maydka ninkaasi ay ku Riden Talaagada Maydka islamarkaana ilaa hada Cid aqoonsatay aysan Jirin,