Deg Deg Daawo:Dabaqoodhi Saleeban Koore Oo Dhulbahante U Qurxinaya Maamulka Isaaq Ku Kala Yaacay

Wasiirka Biyaha Maamulka Jeegaanta Dabaqoodhi Saleebaan Cali koore ayaa Beelweynta Dhulbahante U qurxiyay Islamarkaana U amaanay maamulka Jeegaanta Ee Beesha Isaaq ee Cuqdada iyo cadhada daarood hafisay u aas aasteen.