
Maamulka Jeegaanta Ee Muuse Bixii Hogaamiyo ayaa dhawaan Ku sameeyay is hortaag Dood Ay Boorama ku qaban lahaayen Cali khaliif Galaydh iyo axmed Ismaacil Samatar.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dodaasioo laga hor istaagay cali iyo Axmed ayaa mudo dadaalo socday oo ay waden xubno kamid ah Haldoorka Borama waxaa ay ku guuleesten in maamulka Muuse U fasaxo In Afarta bisha May ay Borama Ku qabtan Dooda.Cali iyo Axmed,

47 total views, 2 views today