Deg Deg Daawo Video:Cabdiraxmaan Cirro Afka Furtay Maanta,

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan CIro Oo maanta ku soo laabtay Hargaysa ayaa ka jawaabay Heshiis Shalay ay wada gaadhen Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cirro ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin heshiis ay wada gaadhen labada xisbi sidoo kale waxaa uu sheegay in go aankii ka soo baxay labada xisbi uu yahay mid halis ku ah maamulka liiqliiqanaya ee muuse biixi.