dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ucid iyo Kulmiye Galay Heshiis U Ka Maqan yahay Wadani,

Midowga Yurub ee maamulka SNM Ka caawiya Arrimaha Dorashada ayaa dhawaan yimid Magaalada Hargaysa iyagoona Maamulka Muuse Biixi Ku Amray in aysan Xiligeeda Dhaafin arrimaha Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Xiisad adag u dhaxaysay Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye waxaa ay Sababtay ugu Danbayn in Gacanta lagu soo dhigi waayo Xisbiga wadani kuna adkaysto halkiisi hore oo ahayd in Wax laga badelo guddiga Ku mushinka doorashooyinka.

Taas badelkeeda Xisbiyadda Ucid iyo kulmiye waxa ay isla qaaten in doorashadu xiligeeda ku dhacdo islamarkaana guddiga komishinku ay ahaadan kuwoodii hore.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11977

Posted by on Apr 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841