Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo La kulmay Odayaashii Warsangali,

Waxaa maanta madaxtooyada maamulka SNM Ee Hargaysa kulan ku qaatay odayaasha beesha warsangali oo dhawaanahan socdaalo ku marayay deegaano kamid ah maamulkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaashan oo ka soo digo rogtay dhanka puntland ayaa sheegay inay qaaten in ay wax la qeybsadan oo deegaankoodu kamid ahaado maamulka isaaq,