Waxaa baraha bulshada soomaaliyed qabsaday sawirka askari ka tirsan maamulka muuse biixi oo si dhaqan xun u jidh dilaya haweenay reer Hargaysa ah iyagoo xataa dhafoorka ka saaray baastoolad,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Haweenaydan ayaa kamid ah dadka laga dhacay dhulka muuse biixi ka dhisanaayo Madaxtooyada cusub.
Siyaasi cali guray oo kamid ahaa dadkii ka faalooday dhacdadan ayaa yidhi ”Maan diidin dhulka ay Madaxtooyadu la wareegtay laakiin waxan diiday fadeexaddan. Way jirtay sidan si ka qurux badan oo sharciga waafaqsan oo loo mari karayay tanise waa bisin nin buruudlaa bi’iyay. Yeelkeed intii cid kale lagu durdurin lahaa ha ku durduriyo Nuux Ismaaciil ee bal yaan Arab Isaaq uun lagu darin waa baaruudda dhegaha fudude ‘
