dahabshiil

Daawo:Dumarkii Hargaysa Ee Sacabin Jiray Marka Dumarka Sool Baroortan Maxaa Haysta,

Waxaan Daawaday Muqaal ay duubaso haweenay aad u cabaadaysa islamarkaana aad u barooranasa taaso hooyadeed ay jidh dilayaan maleeshiyaadka SNM.

Meeshu waa Hargaysa waxaa la isku haystana waa dhul yar po dhawr Baloodh ah ilmada iyo Baroorta Ka dhacaysa Gabadhan waa mid Naxdinteeda leh balse markan dhan kale ka eegay Baroorteeda naxdintii waa iga baday’

Waxay ku dhawaaqaysa’Ciidankii qaranka ee difaacijiray dalka miyaa dumarkii laynaya miyaa dumarkii uur kalahaa saas u dilaya tolaay hooyooy’

Haweenydan Hada Saas u ilmaynasa kana Cabaadaysa sida hooyadeed maleeshiyaadkani u jidh dilayaan Sidan oo kale markay maleeshiyaadka SNM u Jidh dilan Dumarka Caruurta Sool aad ayay ugu farxi jirtay waxayna odhan jirtay Faqashtii qarankay Ka Hor timid qarankiiba hadana iyadii Ku Durdurshay Dulmigii miyaa dilaacay

Halkan Hoose Ka daawo Muqaalka

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11933

Posted by on Apr 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841