Daawo::Muuse Biixi Oo Hargaysa Ku Soo laabtay Kulankii Deni kadib,

Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse Biixi cabdi ayaa maanta ka soo laabtay Socdaal uu dhawaan ugu baxay Dalka Imaaraadka carabta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Oo Socdaalkiisu daarana kulan uu la yeesho madaxweynaha puntland Siciid Deni oo isna ku sugan mudo Dalka Imaaraadka