Daawo:Madaxweyne Cagjar Oo Culimada Ictisam Kaga Yaabiyay .
Madaxweynaha dawlad Deegaanka soomaalida Itoobiya Mudane Mustafe Cagjar ayaa Digri Nabi Amaan ah Ku Luuqeeyay,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweyne Cagjar ayaa Munaasibad ay Ku Digrinaayen Culimada Qaadiriyadda Ka jeediyay nabi amaankan.
Iyadoo Culimada Al Ictisam oo xidhiidh wacan ay lahaayen Cagjar islamarkaana aad isugu dhawaayen ay layaab ku noqotay Madasha Uu madaxweynuhu Kaga Digrinaayay Nabi amaanka

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.