Daawo:Isimadii Warsangali Oo Gaadhay Degmada Muuse Biixi Ee Gabiley.

Waxaa maanta lagu soodhaweeyay Magaalada Gabiley oo ah magaalada uu deegaan ahaan ka soo jeedo Muuse Biixi Xubno Isimo ah oo Dhawaan Ka cadhooday puntland Islamarkaana U Doolaalo Tegay Hargaysa iyo Jeegaanta