dahabshiil

Muuse Biixi Iyo Deni Oo Imaaraadka Ku Kulmay iyo Arrimaha la isla Meel Dhigay

Wararka ayKhaatumonews ka helayso caasimada dalka Imaaraadka ee Abu Dhabi ayaa sheegaya in xalay ay halkaas kulan ku yeeshen Madaxweynayaasha Somaliland iyo Puntland, Muuse Biixi iyo Saciid Deni.

Kulanka ayaa ka dhacay Hotelka Ascott Park ee magaalada Dubai, sida ay KHAATUMONEWS u xaqiijiyen ilo lagu kalsoon yahay.

Wararka aan helayno ayaa sidoo kale sheegaya in Biixi iyo Deni ay kawada hadleen xiisada colaadeed ee ka dhex taagan labada Maamul, iyagoo isku afgartayna inay ilaaliyan heshiiska xabad joojinta iyo in laga fogaado waxkasta oo markale colaad ka abuuri kara labada dhinaca.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maalmihii la soo dhaafay ku howlanayd oo diyaarinaysay qorshahan ay xalay ku kulmeen Madaxweynaha Somaliland Biixi iyo dhigiisa Puntland Deni.

Kulankan ayaa ahaa mid qarsoodi ah, oo ilaa hadda aysan cadeyn arrimaha kale ee ay kawada hadleen Labadan Madaxweyne, iyada oo ay jiraan kulamo kale oo ay u balameen si ay uga wada-hadlaan sidii loo sii xoojin lahaa nabad waarta.

Muuse Biixi ayaa imaaraadku kula taliyay in uusan wax colaad ah ka abuurin dhulka Gobolka sanaag gaar ahaan dhulka Warsangali iyadoo Deniga lagu goodiyay in uu faraha ka qaado colaada sool.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11767

Posted by on Apr 19 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841