Axmed cabdiweli al-qaasim Waa Carab Awr wata oo socod lug ah kusoo maray 25-waddan oo Adduunka dacaladiisa ah . Waxaa uu soo gaadhay Hargaysa oo uu sheegay in uu uga sii gudbayo Kenya.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muxuu yahay ujeedka nin 50-waddan Awr kusoo maray oo Hargaysa uu u yimi?

By Liiban