Magaalada laascaanood ayaa maanta waxaa ku islaamay oo qaatay diinta islamka nin ajaanib ah oo iskuulada magaalada mid kamid ah ka ahaa macalin.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ninkan Oo u dhashay Dalka kenya ayaa salaadii jimce Ashahaadada loogu qabtay Masjidka weyn ee Jaamaca,
