Daawo:Gabadh Reer Burco Ah Oo Su aal Halis ah cali khaliif Hor Dhigtay.

Kulankii dood cilmiyeedka ahaa ee xalay cali khaliif galaydh ku qabtay birco ayaa su aashii ugu xiisaha badneen waxaa weydiisat cali khaliif galaydh gabadh kamid ah ka soo qeyb galayaashii kulankaasi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

”Cali khaliif Galaydh waxaad soo noqotay raysal wasaare madaxweyne hadana somalilnd ayaad sheegtay in aad ka tahay tabliiq siyaasi ah seebay u suuro galaysa wadahadal aadan Badhan iyo Buuhoodle ka jeedin karin oo dadka deegaankaasi aanay fikirkaasi kula qabin uga midho dhalinkarta”

Galaydh ayaa su ashaasi oo laf dhuun gashay ku noqotay uga jawaabay‘waa been hadad mooden in aan dhulbahante ila socon’

Si kastaba ha ahaate socdaalka Burco ee cali khaliif ayaa noqonaya mid cali ku cimro qaatay oo tustay cali khaliif galaydh in xataa hablaha yaryar ee reer Burco og yihiin in aan qorshahan uu wado aanu cidna ku matalin.