Cali khaliif Glayadh iyo Axmed Ismaacil Samatar ayaa magaalada Burco ku qabtay Kulan Dood Cilmiyeed ay abaabulkeeda iyagu lahaayen.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Labadan Masuul oo hore somaliland usoo xero galisay ayaa ilaa hada aan la fulin heshiisyo lagu soo xero galiyay balse waxaa ay door biden inay kolba meel ku qabtan kulamo maadaba hogaanka maamulkaasi somaliland ka xidhay albabka.

Galaydh oo faahfaahin ka bixiyay sababta ay burco u yimaaden ayaa sheegay in uu yahay Tabliiq siyaasi ah,