Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu safarkii Saddexaad tan iyo markii la doortay Maanta oo Khamiis ah ugu ambabaxay Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Safarkaan oo aan horay loo sii shaacin ayaa waxaa qeyb ka ah xubno ka tirsan Golaha Wasiirada soomaaliland, iyada oo Madaxtooyada Soomaaliland aysan weli wax war ah kama soo saarin safarka Muuse Biixi ee Imaaraadka.

Lix safar oo uu  dibadda ugu dhoofay tan iyo markii uu xilka qabtay, waxaa uu saddex ka mid ah safarradaasi ku tagey dalka Imaaraadka carabta.

Xiriirka Soomaaliland iyo Imaaraadka Carabta ayaa bilihii u dambeysay wanaagsanaa tan iyo markii Imaaraadka lagu wareejiyey dekadda Berbera,