600 Deg Deg:Ogow Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Ogow Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ay ku beegan tahay 17/4/2019 ayaa lagu wadaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka ay yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, iyaga oo uga hadli doono qodobo muhiim ah.

Kulanka Maanta ayaa waxaa looga hadli doonaa laba Ajende kuwaas oo kala ah Warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo  Akhrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay loo diray fariimo wargelin ah oo ku saabsan kulanka Maanta,waxaana xusid mudan in Sabtidii iyo Axadii todobaadkaan ay Xildhibaanada siweyn uga hadleen Arrimo la xiriira Amniga.

Sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa horyaalla Ajendayaal dhowr ah oo u baahan ka doodis ama in ay ansixiyaan halka kuwa kale ay qaarkood horay u soo marsiiyeen Akhrinta koowaad iyo tan labaad, hayeeshee u baahan kaliya inay waxka bedelaan ama ay ansixiyaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...