Wasiirka biyaha maamulka SNM Saleebaan Cali Koore ayaa maanta magaalada laascaanood loogu sameeyay soodhaweyn,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ka hor inta uusan saleebaan cali koore imaan laascaanood waxaa uu iska soo horaysiiyay qarash loogu talo galay in loogu sameeyo soodhaweyn.
Hadaba shabakadda khaatumonews ayaa dabogal ku samaysay soodhaweynta saleebaan sababka xiligan keentay isago xiliyadii hore si caadi ah usoo gali jiray laascaanood,
Qorshaha soodhaweyntan ayaa ah mid uu muuse Biixi ugu dhoolatusanaayo muuse bixi iyadoo aanu xogta ku helnay in Saleebaan cali koore lagu hayo dabagal musuq maasuq,
