Daawo:Damaca Muuse Biixi Ee Saraha Taleex

Muuse Biixi Cabdi oo maanta booqday deegaanka laas-geel oo kamid ah dhulka leh astamaha taariikhiga ah ayaa sheegay in goobahan oo kale lagu helo lacag badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Waxaa uu sheegay in dhulkan dalxiisayaashu markay yimaadan laga helo lacag ka badan tan xoolaha iyo macdanta laga helo,

Sidoo kale waxaa uu muuse sheegay in goobaha ugu mudan ee taariikhda weyn leh lacagtana laga helo ay kamid tahay Qalcadaha taleex ee asaartii darawiishta,