Daawo:Hooyada Dhashay Caasha Oo Gaalkacayo Kula Hadashay Warbaahinta.

Hooyada Dhashay caasha Ilyas oo ahayd gabadh yar oo dhawaan kufsi iyo dil loogu geestay Gaalkacayo ayaa warbaahinta uga warbixisay xaaladu halkay marayso.