
Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub loogu talo-galay rarka iyo dejinta badeecadaha kala duwan ee dekedda Berbera ka dhoofaya iyo kuwa ka degayaba.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wiishashka (Mobile Harbor Crane) cusub ee loo keenay dekedda Berbera oo Xaddiga qaadistoodu dhantahay 120 tone (Boqol iyo labaatan tan), qiimahooduna dhan yahay 12 milyan (Laba iyo Toban milyan) oo dollar,

77 total views, 1 views today