Inta la xaqiijiyey ilaa Sadex ruux ayaa geeriyootay, kadib markii shil gaari uu ka dhacay deegaan duleedka ka ah Magalada Hargeysa ee deegaanada Soomaaliland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Shilka ayaa yimid kadib markii uu rogmaday Gaari nooca raaxada ah oo ay dadkaasi saarnaayeen.
Saddexda qof ee shilkaasi ku geerioyooday oo kala ah laba rag ah iyo haweeney ayaa la geeyey Isbitaalka deegaan lagu Magacaabo Dacar-buruq oo u dhow halka uu ka dhacay Shilka Gaari.
Wadada shilkaas ka dhacay ayaa waxa ay u dhaxeysaa Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera,waxaana hlkaasi dhowr mar ka dhacay shilal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.
