Deg Deg Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Gobolka Cayn.

Deegaanka Dandan Ee gobolka cayn ayaa xiligan waxaa ka soo yeedhay dhiilo biyo la aan xoogan kadib markii uu jabay ceelkii Riiga Biyaha Dandan oo kumanaan Xoolo ah ay Ku Noolaayen