Deg Deg Daawo:Caare Hanjabaad Culus Soo Diray,

Taliyaha Jabhada Dulmi Diid Kornayl Caare ayaa Shir Jaraa’id u qabtay uga hadlay arrimo badan oo quseeya xaalada deegaanka Somaliland iyo xaalada haatan ee Jabhadu ku sugan tahay iyo xiisada Ganacsade Geelle arab iyo maamulka Jeegaanta,