
Khaatumo News(Garoowe) Deeganada Puntland waxaa bilihii udambeeyay ka dhacay kufdiyo iyo dilal foolxun, oo lagula kacay hablo isugu jira da’yar oo qaarkood sagaal jir yihiin iyo kuwo xaamilooyin ah oo la kufsadey lana dilay.
Halkan Ka daawo Muqaal
Falalka kufsiga ayaa kusii badanaya deeganada puntland mana jirto ilaa haatan cid sharciga la hor keenay
63 total views, 1 views today