dahabshiil

Deg Deg:Dawladda Soomaaliya Oo Laga Farxiyay Xilli xaalad adag Ay Ku jirto

Dowladda Denmarka ayaa kaga dhawaaqday Magaaalda Washington ee dalka Mareykanka in ay dowladda Soomaaliya ay ku taageerayso dhaqaalle dhan  21 million oo dollar oo loogu tala galay in wax looga qabto Xaalada Soomaaliya.

Dowladda Denmark ayaa sheegtay in lacagtaan loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ,Kaabayeyaasha dhaqaallaha iyo Ammaanka Soomaaliya.

Safiirka dowladda Denmark ee Soomaaliya Mette Knudsen sheegtay in Soomaaliya ay horumo wanaagsan ka sameysay dhanka dhaqaallaha,islamarkaana loo baahan yahay in dalalka Caalamka ay ka cafiyaan deymaha ay ku leeyihiin.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay hirgelisay qorshe dib-u-habeeyn dhaqaale iyo mid hay’adeedba oo waqti dheer ah. Kaalmadan cusubi waxay ujeeddadeedu tahay sidii loo taageeri lahaa hay’ado wax ku ool taas oo ah dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo hoos u dhaca saboolnimada” ayay tiri Mette Knudsen

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11573

Posted by on Apr 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841