600 Deg Deg:London Oo lau Dilay Somali+Magaca | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:London Oo lau Dilay Somali+Magaca

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaa halkaasi lagu dilay wiil Somali ah.

Somalida ku sugan dalka Ingiriiska ayaa sheegay dilkan wiilkan in loo adeegsaday Mindi ama Toorey.

Ciidanka Booliska London ayaa xaqiijiyay dilka Wiilkan dhalinyarada ah inuu dhacay xilli uu ku sugnaa bartamaha Magaalada London.

Nuur Bashiir Salaad oo 22 sano jir ah ayaa u geeriyooday dhaawac loo geystay, iyada oo eheladiisa ay dalbadeen in cadaalada la horkeeno raggii ka dambeeyay dilkiisa.

Ma jirto cid loo soo qabtay dilka loo geystay Nuur, balse waxaa socda baaritaanada la xiriira dilkan oo ay wadaan Ciidanka Booliska.

Dilalka dhalinayaradda Somaliyed loogu geysanaayo dalka Ingariiska ayaa kordhay bilihii ugu dambeeyay, waxaana taasi ay cabsi badan ku abuurtay waalidiinta kunool Magaalada London.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...