Deg Deg Daawo:Taliska La Wareegay Xukunka Suudaan Oo Shaaciyay War Niyad Jab ku ah Cadowga Al-Bashiir,

Gudoomiyaha gudida siyaasadda ee golaha malatariga Suudaan oo hadda shir-jaraa’id qabanaya ayaa ku dhawaaqay inta ay joogaan in aanay cid debedda ah u dhiibayn madaxweynihii hore Cumar Albashiir,waxaanu sheegey dhiibiistu in aanay ka mid ahayn qiyamka iyo sharafta reer Suudaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Go aanka Ciidanka La wareegay Taladda Dalka Suudaan ayaa ah mid Niyad Jabeniya Dawladaha Doonaya in Loo gacan galiyo madaxweynihii Hore Suudaan Cumar al bashiir,