
Waxaa deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Lagu Soodhaweeyay Ciidankii ugu badna Ee Dhulbahante Ee ka soo baxa maamulka Jeegaanta Ee Muuse Biixi Hogaamiyo,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidanka waxaa soo dhaweeyay Saraakiil iyo Madax ka tirsan maamulka Puntland, iyadoo ciidankaasi ay kamid ahaayen maleeshiyaadka gobolka sool in ay sii joogan snm ka siin jiray Gacan,

75 total views, 1 views today