Waxaa magaalada Hargaysa maanta lagu soodhaweeyay safiirka dawlada mareykanka u fadhiya soomaaliya iyo wefti balaadhan u hogaaminaayo,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Safiirka ayaa hore ugu soo maray socdaalka Muqdisho,Garoowe iyo maanta uu Hargaysa ku sugan yahay,
