Daawo:Deeqo Afro Soo Qaaday Hees Karbaash ah Markii la yidhi Is Asdur,

Deeqo afro oo kamid ah hablaha soomaaliyeed ee Ka soo jeeda Gobolada Khaatumo islamarkaana ah Haweenay inta Badan Soomaalidu ku Dhaliisho Qaabka Ay u Labisato Ayaa soo saartay Hees La Magac baxday af Ku Xoog led Dib u joogso,