Warar xaasaasi ah ayaa ka soo baxay kulanka imaaradka uga socda madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni iyo masuuliyiinta Dalka Imaaraadka.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Imaaraadka ayaa Wada qorshe lagu kala qobqobo dalka soomaaliya islamarkaana waxaa uu imaaraadku dhiiri galinaya qorshe ah in somaliland iyo puntland loola dhaqmo si ka madax banaan dawlada fadaraalka soomaaliya.