Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari islamarkaana ah magaalo ganacsi weyn oo laf dhabar u ah Puntland ayaa caawa waxaa ka dhacay Qarax Culus.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Qaraxan oo Dhawaaqiisa inta badan Laga Maqlaayay xaafadaha Kala duwan Boosaaso ayaa hada ka dhacay magaalada.
Dhanka kale waxaa laga maqlaaya Goobta qaraxu ka dhacay rasaas Xoogan.
la soco Wixii Soo kordha Khaatumonews.com
