Waxa ku soo badanaya Magaalada Hargaysa shirkadaha ku shaqada leh aaska maydadka.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Waxa ugu yaabka badan ayaa ah in shirkadaasi dad marketing ama suuq gayn ahaan ugu shaqeeyaan.
Dadkaasi waxa ay booqanayan isbitaalada iyo guryaha ay yaaliin dadka sakaraadka ahi, waxayna ka sii saxiixayaan hesiis ah in shirkadoodu aasi doonto haduu dhinto.
Xataa hadii ay arkaan qof dhuuban am caato ah oo wadada socda waxay lasii galayaan heshiish hordhac ah Oo Shaqadooda ah
