Gudoomiyaha Shirkadda isku safirka Lacagaha Qalaad ee loo yaqaan Somforex injineer Mohamed jaamac sahal iyo Xubno kamid ah saraakiisha Shirkada ayaa shir ku qabtay magaalada laascaanood,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ujeedka shirka ayaa ahaa ka war Bixinta Shirkadda iyo qaabka ay u shaqayso Horumarka ay u Hor keceen dhalinyarada Bilaa shaqada ah iyo Xalaal ahaanshaha Suuqan Isku Sarifka lacagaha Qalaad.
