Deg Deg Daawo:Saraakiisha Ciidanka Suudan Oo Soo Diray Fariino Adag.

Xili ay aad u cakiran tahay xaalada Suudaanta U Hogaamiyo madaxweyne Cumar Al-Bashiir islamarkaana kacdoon xoogan uu ka taagan yahay Dalkaasi ayaa arrinkaasi waxaa go aamo ka soo saaray sarakiisha ciidanka Suudaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiisha oo ciidanka kula hadlay Goob Fagaare ah ayaa ugu baaqay ciidanka in ay gacan bir ah ku qabtan Wax ay ugu yeedhen Danbiilayaasha abaabulaya kacdoonka ka dhanka ah xukumada Cumar Al Bashiir islamarkaana sarakiishuw axay ugu baaqen ciidanka in ay ilaaliyan wixii shacab ah.