
Taliyaha Jabhada Xoreenta SSC Mudane Faysal Falaalug Ayaa ka hadlay markii ugu horeysay weeraradii ugu Danbeeyay ee Maleeshiyada SNM ku qaaden.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Kornayl Faysal ayaa shaaciyay in Jabhadu u gaysatay Dhirbaaxo weyn maleeshiyada SNM Islamarkaana ay Diyaar u yihiin Ciidanka Deegaanku in ay ka midho dhaliyan qorsha dagaalka ay ku hayan snm.

79 total views, 1 views today