
Afhayeenka Maleeshiyaadka Maamulka somaliland oo maanta Hargaysa kula hadlay warbaahinta ayaa beeniyay war ka soo yeedhay dhawaan Afhayeenka Xisbiga wadani oo ahaa in Ay la wareegen ciidanka maamulka muuse Direes u socday Ilaalada Gudoomiye Ciro,

Dhanka kale Isla maanta waxaa ay Soo caliyen Xisbiga Kulmiye Gaadhi ay qabsaden isla maalintaasi ay la wareegen Direeska usocday Ilaalada Gudoomiye Cirro.

56 total views, 1 views today