Deg Deg Daawo:::Bankigiii Lacagta Siiyay Ganacsade Geelle Oo War Culus Shaaciyay.

Masuul u hadlay Baankigii lacag Amaahiyay ganacsade geelle ayaa maanta soo saaray war la xidhiidha xaalada Ka dhex taagan ganacsade geelle iyo Bankigaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuulkan u hadlay Baanka ayaa sheegay in aysan jirin wax hanti ah oo laga xayiray ganacsade geelle islamarkaana si toos ah ay ugu shaqeenayan ganacsiyadiisa Dalka jabuuti.

Warkan Ka soo baxay Baanka ayaa imanaya xili ganacsade geele sheegay in hantidiisi jabuuti xayiran tahay.