Deg Deg Daawo:Hargaysa laga Masaafuriyay 60 Qof.

Maamulka somaliland ayaa shaaciyay inay ka saaren deegaankooda in ka badan 60 qof oo ajaanib ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadkan ayaa ahaa dhakhaatiir ay wasaarada caafimaadka maamulkaasi somaliland ku eedeysay in aysan lahayn wax xirfad caafimaad ah.