
Khaatumo News (Garoowe) Badiba Dadka Soomaalida ayaa waayadan dambe waxay hoos u dhigeen af-koodii hooyo iyagoo isticmaala ereyo iyo afaf kale oo qalaad Iyagoo aad moodeysid inay kasii socdaan afkoodi hooyo iyo dhaqankii soomalida.
HALKAN KA DAAWO MUQAAL
Diraac Maxamed Waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool garoowe waxa uu soo saaray riwaayad ka turjumaysa dhalinta soomalida oo ka sii socda dhaqankoodii ay hidaha u lahaayeen.
65 total views, 1 views today