600 Daawo::-Dhaqaalaha Maamulka SNM Ka Qaado Bishii Laascaabood. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo::-Dhaqaalaha Maamulka SNM Ka Qaado Bishii Laascaabood.

Magaalada laascaanood xarunta gobolka sool islamarkaana ah magaalo mudo haatan ka badan 12 sano gacanta ugu jirta maamulka somaliland ayaa laga qaada shacabka gobolkaasi dhaqaalo xoogan.

HALKAN KA DAAWO VIDO

Dhaqaalaha Cashuuraha Guryaha dhulka KASTAMKA ee Bishii maamulka snm ka qaado shacabka Laascaanood ayaa dhan Hal Milyan oo Dolllar,

Halka Milyan ee Bishii laga qaado shacabka Laascaaood ayaa dib maamulkaasi ugu soo siista Rasaas iyo Hub Lagu Laayo shacabka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...