600 Deg Deg::Imaaraadka Oo Ka Digay Soomaaliya. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Imaaraadka Oo Ka Digay Soomaaliya.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo saartay digniin ay siisey dalxiisayaasha u dhashay dalkaas ee u safraya dalal ay ku jirto Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Imaaraadka Carabta ayaa soo saartay digniin ay ku sheegeyso in muwaadiniinteeda aysan u safrin 11 dal oo ku yaalla caalamka, Soomaaliyana ka mid tahay.

Liiska waddamada aysan u safri karin muwaaddiniinta Imaaraadka oo ahaa 13 dal ayaa hadda lagu soo koobay 11 dal, waxaana laga saaray dalalka Brazil iyo Ukraine.

Inkasta oo Pakistan ay ku jirto liiska dalalka ay dowladda Imaaraadka carabta ka digtay in muwaaddiniinteeda ay u safraan haddana dadka Imaaraadka ayaa Fiisaha Pakistan ka heli kara Online-ka.

Waddamada kale ee xaaladda amni xumo ka jirto ee ay uga digtay muwaadiniinteeda waxaa ay kala yihiin; Madagascar, Democratic Republic of the Congo, Yemen, South Sudan, Afghanistan, Somalia, Pakistan, Syria, Nigeria, Iraq iyo Libya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...