dahabshiil

Deg Deg Daawo:Shacabkii Suudaan Oo Hubka Gurtay iyo Xaalada Dalkaasi.

Dowlada Sudan ayaan faah faahin ka bixin korontadii oo laga jaray magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi Axadii gelinkii danbe, xili ay dalkaasi ka socdaan banaanbaxyo horleh oo looga soo horjeedo Madaxweyne Cumar Al Bashir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay mudaharaadyada ka socda dalka Sudan labadii maalmood ee u danbeysay, waxayna shacabka ku cadaadinayaan in uu iscasilo Madaxweyne Bashir oo ay ku eedeenayaan sicir-bararka iyo dhaqaale xumada ka jirta dalkaasi.

Shacabka Mudaharaadaya ayaa kumanaan kamid ah maalmihii lasoo dhaafay fariisin ka sameystay fagaaraha u dhaw xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Taliska Militariga oo ay ka codsanayaan inay taageeraan kacdoonka shacab.

Gen.Cumar Al Bashir oo isagu Axadii kulamo lalahaa taliyayaasha militariga Sudan ayaa sheegay inuu dhageysan doono cabashada shacabka balse illaa iyo hada diidan inuu xilka ka dego.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=11330

Posted by on Apr 8 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841